Sharaxaad
Xafiis casri ah oo kiro ah kuna yaalla Wadada Maka Al Mukarama ( Waaberi Mall), Muqdisho. Xafiisku wuxuu ku yaal dabaqa 6-aad (Qolka 604) wuxuu leeyahay Balkoon, qaboojiye ( Air Conditioning), wiish ( elevator). Waa dhisme cusub oo ammaan ah. wixii Faahfaahin ku saabsan qiimaha kirada fadlan la xiriir maamulka. 0614445243