Sharaxaad
Xafiis casri ah oo kiro ah kuna yaalla Wadada Maka Al Mukarama ( Waaberi Mall), Muqdisho. Xafiisku wuxuu ku yaal dabaqa 3-aad (Qolka 302), wuxuu leeyahay Balkoon, qaboojiye ( Air Conditioning), wiish ( elevator). Waa dhisme cusub oo ammaan ah. wixii Faahfaahin ku saabsan qiimaha kirada fadlan la xiriir maamulka 0614445243.