Apartment casri ah oo kiro ah kuna yaalla Degmada Waaberi, agagaarka Isgoyska Dabka.
Wuxuu ka kooban yahay 3 qol, jiko iyo 2 musqulood, sidoo kalena wuxuu leeyahay wiish.
Gurigu wuxuu ku yaal dabaqa 1-aad, isagoo leh hawo iyo deggenaansho wanaagsan.