Ka saar akoonkeyga

**Tirtir Akoonkaaga Beecsan Marketplace**

Haddii aad rabto inaad tirtirto akoonkaaga Beecsan Marketplace iyo xogta shaqsigaaga la xiriirta, fadlan raac tallaabooyinkan hoose:

1. U dir email codsi ah: support@beecsan.com  
2. Ku qor cinwaanka (subject): "Delete My Account"  
3. Ku dar magaca isticmaalaha (username) ama emailka aad iska diiwaangelisay  

**Maxaa dhici doona kadib:**

* Akawnkaaga si joogto ah ayaa loo tirtiri doonaa 30 maalmood gudahood.  
* Xogtaada shakhsiyeed (profile, liisaska, iyo fariimaha) waa la tirtiri doonaa  

**Kaydinta xogta:**

* Qaar ka mid ah xogta waxaa si ku meel gaar ah loo hayn karaa sababo sharci ama amni awgood  

Haddii aad qabto wax su’aalo ah, nala soo xiriir: support@beecsan.com
Ka raadi magaalo ama ka dooro caan liiska
Guji sawirka si aad u cusbooneysiiso captcha.