modern apartment waberi mall

$ 950
  • 53
Caadi ah
Hanti loogu talagalay
Kirada
Qolalka jiifka
5
Musqulaha
3
Tirada Dabaqyada
7
La dhisay
2026
Sharaxaad
Apartment casri ah oo leh 5 qol iyo 3 musqul, jiko, oo kiro ah kuna yaalla Wadada Maka Al Mukarama (Waaberi Mall), Muqdisho.  Apartmentgu wuxuu ku yaal dabaqa 7aad (Qolka 702)  wuxuu leeyahay  Balkoon, qaboojiye ( Air Conditioning), wiish ( elevator). Waa dhisme cusub oo ammaan ah. wixii Faahfaahin ku saabsan qiimaha kirada fadlan la xiriir maamulka .0614445243
Goobta
Waddan
Somalia
Gobol/Gobol
Banaadir
Magaalada
Mogadishu
Cinwaanka
Mogadishu, Banadir, SOM
Ballaadhi Khariidada
  • 17 Aragtiyo
  • La soo dhigay: 2 isbuuc kahor
    • Current rating: 0
    • Total votes: 0
  • Save as PDF Save as PDF
Ka raadi magaalo ama ka dooro caan liiska
Guji sawirka si aad u cusbooneysiiso captcha.